kulanka wada-tashiga Baarlamaanada Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada oo maanta Muqdisho ka furmay.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 19/Agoosto/2017 waxaa magaalada Muqdisho ka furmay kulan wada tashi oo u dhexeeya  Baarlamaanada Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada wuxuuna shirku ka qabsoomay goobta Amisom VIP Muqdisho.

Ujeedada kulanka ayaa ahaa sidii loo kobcin lahaa Federalismka, asaasida hay’ad sharci dejin tayo leh iyo xiriir wanaagsan ee ka dhexeeya Baarlamaanada Soomaaliya iyo kuwo kaloo badan.

Kulankaan ayaa wuxuu socon doonaa ilaa 21/Agoosto

 

Use Facebook to Comment on this Post