Xoghayaha Golaha wakiillada oo shir La qaatay shaqalaha GWKLD

kulan ka dhacay Hoolka shirarka ee Golaha wakiillada Puntland oo ay kasoo qeyb galeen Shaqalaha Golaha wakiillada oo ugu sareeyo Xoghayaha Golaha wakiillada Cali Axmed Saalax , qaar kamid ah Shaqalaha Golaha wa ayaa Maanta ka dhacey xarunta Golaha wakiillada .

 
kulankaan ka dhcaya xarunta golaha wakiilada oo ay kasoo qeyb galeen qar kamid ah shaqlaha Golaha wakialdsa ayaa waxa uu ahaa mid lagaga hadlaya howlaha shaqo ay hayaan shaqaalaha xarunta Golaha wakiilada , kulankaan oo ahaa mid sare loogu qaadayo  sidii loo dar-dar gelin Lahaa howlaha shaqo ee xarunta,
sidoo kale waxaa halkaa soo dhaweyn loogu sameeyey ku xigeenka Xoghayaha ahna agaasimaha maamulka Golaha Wakiillada mudane Cabdirisaaq Xidig Warsame iyo Madaxa Logistika iyo Asetka Golaha Maxamud Ahmed Ciise oo labaduba shaqada ku cusbaayeen. 
 
Sidoo kale waxaa  Argtiyo ka soo jeediyey xubnihii ka qeyb galay shirkaas iyadoo la is weydarsadey howlaha shaqo ee horyaal shaqalaha isla mar ahan tana sare loogu qadi lahaa howlaha shaqo ay Hayaan shaqalaha .
 
kulankaan ayaa waxaa uu ku soo dhamaadey is fahan iyo wada shaqeyn .
 

Use Facebook to Comment on this Post