Affairs of HoR

 

Guddiga Anshaxa iyo Arimaha Golaha.

 Gudoomiyaha Guddiga waa: Yuusuf Maxamed Axmed

Waajibaadka Shaqo ee Guddiga waakan hoos ku qoran:

  1. La socodka iyo hubinta habsami u socodka howlaha Golaha.
  2. Ilaalinta anshaxa iyo hab-dhaqanka Suuban ee golaha.
  3. La socodka iyo talo ka bixinta daryeelka xubnaha iyo Shaqaalaha Golaha.
  4. Ka Go’aan qaadashada anshax marinta Xubnaha Golaha wakiillada markii Guddoonku u soo gudbiyo.
  1. U soo gudbinta Golaha Wakiillada wixii warbixin ah ee la xiriira Arrimaha Golaha iyo Anshaxa.
  1. Tayeynta aqoonta xubnaha Golaha iyo Shaqaalaha.

Wixii xiriir ah kala soo xiriir guddiga emailkan:committee@puntlandparliament.net

Use Facebook to Comment on this Post