Dastuurka Puntland
Hordhac Dastuurka Puntland
Hordhac Dastuurka Puntland
Xeer-Hoosaada Golaha Wakiillada DPL
Xarunta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta waxaa ka qabsoomay kulankii Todobaad-laha ahaa ee Guddiga joogta Golaha Wakiilladda. Ajandaha kulanka ayaa ahaa dhageysiga warbixinta safarkii shaqo ee wafdiga uu hogaaminayey Gudoomiyaha Golaha Wakiilladda Dawladda Puntland Mudane, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibril ay ku tageen Gobolada Hayland iyo Sanaag iyo sidoo kale dhageysiga warbixinadda Kormeerkii ay Guddiyada …
kulankii Todobaad-laha ahaa ee Guddiga joogta Golaha Wakiilladda Read More »