
Guddoomiyaha oo soo xiray Kalfadhiga 49aad Golaha Wakiillada
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta shir Guddoomiyey fadhiga 18-aad ee Kalfadhiga 49-aad Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga oo ay soo xaadireen 39 mudane ayaa Xildhibaannada Dood ka yeesheen xaaladaha abaaraha,