Category: Uncategorized

Aways Ahmed Sardheye

Aways Ahmed Sardheye is currently member of Puntland parliament since January 2019. He is also an active member of Social sector Parliament committee, and have been working for advocating issues related to youth, gender, human rights, health and education. Mr. Sardheeye have particularly worked on advocating on different of addressing the prevention of violent extremism

Read More »
Uncategorized

Abdallah Yusuf Qaylo

Hon. Abdallah Yusuf Qaylo is a member of the Puntland Parliament and he is the head of the Security Committee at the Parliament. Prior to this position, he had worked with several private institutions. He worked with Golis Telecommunication Company as an IT officer, developing websites and designing graphics. He later joined the Public Relations

Read More »
Uncategorized

Abdiwali Gooni

Mr. Abdiwali Gooni is a Communications Director of Puntland Parliament. Before joining the Government, Mr. Gooni has been working in media, governmental and non-governmental sectors in Puntland for the last 15 years as he was Founder and Director of Somali Youth Federation based in Garowe, the Executive Director of Somali Volunteer Youth Development Organisation (

Read More »
Golaha Wakiiladda

Fadhiga 13aad ee Guddiga joogtada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Garoowe, April 06, 2020: Fadhiga 13aad ee Guddiga joogtada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ee uu shir-guddoomiyey Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo ay wehliyaan Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada DPL Avv: Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Gudoomiye ku xigeenka 2aad Golaha Wakiillada DPL Mudane. Ismaaciil Maxamed Warsame, waxaa todobaadkan looga

Read More »
Golaha Wakiiladda

Guddiga Baarlamaanka u xil-saareen Coronavirus (COVID-19) oo Shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe

Garoowe: Maarso 25, 2020: Guddiga Golaha Wakiilladda Dawladda Puntland ee loo xil saaray ka hortaga xaaladda caabuqa Coronavirus (COVID-19) oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay xarunta Aqalka Wakiilladda DPL ayaa bulshada u soo jeediyey Wacyi-gelin caafimaad oo la doonayo in lagu dhaqmo si looga hortago xanuunkan dunida ku baahay ee caabuqa Coronavirus (COVID-19). DAAWO Gudoomiyaha

Read More »
Uncategorized

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada DPL oo Hambalyo u diray haweenka Puntland

“ HAWEEN LA’AANI, WAA HIIGSI LA’AAN” Garoowe, Maarso 08, 2020: Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa hambalyo u diray haweenka Puntland iyo guud ahaan haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 8-da Maarso awgeed ee maalinta haween weynaha caalamka. “Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin ku aadan Maalinta Haweenka Adduunka ee 8

Read More »
Scroll to Top