
Xeerka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyaha Dawladda Puntland
Xeerka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyaha Dawladda Puntland Golaha Wakiillada DPL ayaa si rasmi ah u ansixiyey February 04, 2021, iyadda oo Faafinta rasmiga ahna lagu soo saaray Maarso 01, 2021. Halkaan hoose ka akhriso Xeerka Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyaha