Fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland,

Fadhiga 7-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad AVV: Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame.

Ajandaha ayaa ahaa dhageysiga Warbixinta Guddiyada Golaha Wakiillada DPL, waxaana Golaha warbixino ka soo jeediyay Guddiyada kala ah;

1. Guddiga Amniga & Nabadgelyada.

2. Guddiga Hawlaha Guud, Ganacsiga & Kaabayaasha Dhaqaalaha.

3. Guddiga Arrimaha Bulshada & Dhaqanka.

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta,
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland
E-mail: info@puntlandparliament.net
https://www.facebook.com/Parliamentofpl
Twitter: @Parliamentofpl
Instagram: @Parliamentofpl
YouTube: Puntland Parliament

wararkii ugu dambeeyey
Scroll to Top