Guddiga amniga oo kormeer ku tagay Boosaso

Guddiga Amniga & Nabadgalyada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Gen. / Xildhibaan: Cabdicasiis Siciid Maxamuud ayaa kormeer ku tagay magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacasiga Puntland.

Guddiga ayaa booqasho ku tagay saldhigyada magaalada, Xabsiga dhexe ee Boosaso iyo weliba goobo badan oo muhiim u ah dalka sida Maxkamadaha, waxayna warbixino kaga dhageysteen madaxda Dawladda iyo sidoo kale dadka shacabka ah ee ku xiran goobaha ay booqdeen

wararkii ugu dambeeyey
Scroll to Top