Garoowe, Agoosto 23, 2020: Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Xildhibaan Cali Axmed Saalax (Cali Dhahar) oo ay wehliyaan Xubnaha Guddiga ayaa falan-qeeyay warbixino ay u soo gudbiyeen Wasaaradaha Wada-shaqeynta la leh guddiga.
Warbixinada ay Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka Golaha Wakiillada DPL falan-qeynta ka yeesheen ayaa waxaa soo gudbiyay Wasaaradaha kala ah;
1. Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare DPL.
2. Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha DPL.
3. Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha, Dhaqanka iyo Dalxiiska DPL.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta,
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland
E-mail: info@puntlandparliament.net
https://www.facebook.com/Parliamentofpl
Twitter: @Parliamentofpl
Instagram: @Parliamentofpl