Garoowe, February 24, 2020: Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ahna ku-simaha Gudoomiyaha AVV: Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa Garowe uga qeyb-galay Xaflada Qalinjabinta Ardayda Dufcaddii 3aad ee Jaamacadda Boosaaso Garowe isla markaana shahaadooyin gudoonsiiyay. #Puntland