Hindise-Xeereedka Dugsiyada Quraanka Kareemka ee Puntland

Garoowe, July 06, 2020: Fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeenka 1aad AVV: Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & ku xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame.

Fadhiga maanta Ajandaha ayaa ahaa qeybinta Hindise-Xeereedka Dugsiyada Quraanka Kareemka ee Puntland, Xildhibaan Golaha Wakiillada DPL ayaana soo akhrinaya Xeerkaan muddo saddex beri ah.

DHAMMAAD

Written by: Abdiwali Gooni

wararkii ugu dambeeyey
Scroll to Top