History

BaarlamaankaDawladdaPuntland

Baarlamaanka Puntland waxaa la asaasay 1998-dii dhismihii dawladda Goboleedka Puntland, waxaana lagasoo xulay Gobollada Mudug, Nugaal, Sanaag, Bari, Sool iyo deegaanka Buuhoodle sikusalaysan hab beeleed, iyadoo looqeybiyey sidan:-
1. Gobolka Bari 21-Xubnood
2. GobolkaSooliyodeegaankaBuuhoodle 15-Xubnood
3. GobolkaNugaal 9-Xubnood
4. GobolkaSanaag 11-Xubnood
5. GobolkaMudug 10-Xubnood
66-Xubnood
Ilaa hadda Xubnaha Baarlamaanka Puntland waxaa loo soo xulaa hab beeleed kusalaysan Gobollada Puntland, waxaana sooxula hoggaamiye dhaqameedka beelaha Gobollada iyo degmooyinka Puntland, laga soo bilaabo dhismihiimaamulka Puntland ilaahadda waxaa qabsoomay4-doorashooo la soo xulay Xubnaha Baarlamaanka sikusalaysan hab beeleed, iyadoo ay sooxulayeen beelihiihore u soo xulay kuwii hore sidaku cad lifaaqa 2-aad iyokan 3-aad ee Dastuurka DPL.
Mudada xilhayntaBaarlamaanku waa 5-sanno ookabilaabanta marka lagu dhawaaqo liiskarasmiga ah ee Xubnaha Golaha Wakiilladasidaku cad Qodobka 60-aad faqradiisa 3-aad eeDastuurkaDPL,XubnahaGolahaWakiilladahadi ay dhammaatomudada xilhayntoodu dib ayaa loo soodoorankaraa.
AwooddaXeer-dejintaee Puntland, waxaalehGolahaWakiilladaoomatalaShacabka Puntland oodhansidaku cad Qodobka 60.1-aad eeDastuurka DPL.
Mudanekastamarkauugudanayowaajibaadkiisashaqowuxuumatalaashacabka Puntland oodhan.
XaruntaGolahaWakiilladuwaacaasimadda DPL eeGaroowesidaku cad Qodobka 10.1-aad eeDastuurka DPL.
Goluhuwuxuushirarkiisakuqabsankaraameelkastaooka mid ah Puntland haddii ay dhacdosababloogushiriwaayocaasimadda.
GoluhuwuxuuleeyahayXeer-hoosaadkalaguhagohawlsocodsiintaGolaha.
XilkaiyoWaajibaadkaGolahaWakiillada
XilkaiyoWaajibaadkaGoluhuwaxayku cad yihiinQodobada 63-aad iyo 64-aad eeDastuurka DPL, waxaynakuurursanyihiin
1. Xeer-dejinta (Legislation)
2. Kormeerkaiyodabagalkahawlahafulinta (Oversight)
3. MatalaadaWakiilnimadaShacabka (Representative)
KalfadhiyadaGolahaWakiillada
GolahaWakiilladawuxuusannadkiiyeeshaa2 kalfadhioocaadi ah ooku kala aadanJuuniyooktoobarmidkiibayahay45-cisho, Goluhuwuxuuyeelankaraafadhiyoaancaadiahaynhaddii loo baahdosiwaafaqsanDastuurkaiyoXeer-hoosaadkaGolaha, intiiuujirayBaarlamaanka Puntland wuxuuyeeshay35-fadhi oocaadi ah
Qaab-dhismeedkaGolahaWakiillada
GolahaWakiillada DPL wuxuuleeyahayQaab-dhimeedkuaadanhawlihiisawaanasidan:-
 Guddoomiye
 Guddoomiyekuxigeenka 1-aad
 Guddoomiyekuxigeenka 2-aad
 MadaxdaGuddiyada 10
 XubnahaGolaha 53

GuddigaJoogtada ah
GuddigaJoogtada ah eeGolahaWakiillada DPL wuxuukakoobanyahay 13-Xubnood oo kala ah
Guddoonka 3-Xubnood
MadaxdaGuddiyada 10-Xubnood
Inta u dhaxaysakalfadhiyadaGolahawaxaahawlahaGolahasijoogto ah u siiwadayaGuddigaJoogtada ah eeGolahaWakiillada, iyagoosikumeel ah u siiansixiyaxeerarkaiwm, kadibnasirasmi ah looguansixiyokalfadhiyada loo dhanyahayeeGolaha.
ShaqaalahaGolahaWakiillada
ShaqaalahaGolahaWakiilladuwaahalbowlahawadahawlaha kala duwaneeGolaha, waxaanamas’uulka ah XoghayahaGuudeeGolahaWakiilladaoo ay kaalinayaanAgaasimayaashawaaxyahaiyoMadaxQeybeedyada kala duwan.
AfkaRasmiga ah eeGolahaWakiillada
Afkarasmiga ah eeGolahaWakiiladuwaaAf-SoomaaliiyoCarabi
Guddoomiyayaasha Golaha Wakiillada intii uu jiray
Baarlamaanka Puntland mudadii uujiray waxaa sooqabtay xilka Guddoomiyaha 5-Guddoomiye

No Magaca Taariikh
1 Yuusuf Xaaji Siciid 1998—2004
2 CismaanDalmarXaajiYuusuf 2004—2006
3 Axmed Cali Xaashi 2006—2008
4 CabdirashiidMaxamedXirsi 2009—2013
5 SiciidXasan Shire 2013-2015
6 Axmed Cali Xaashi 2015 …….
Guddoomiye ku xigeenada 1 aad Golaha Wakiillada intii uu jiray
Baarlamaanka Puntland mudadii uujiray waxaa sooqabtay xilka Guddoomiye ku xigeenka 1 aad 4-Guddoomiye ku xigeenka 1 aad
No Magaca Taariikh
1 Max’med Axmed Kulan 1998—2004
2 . Cali saxar guuleed 2004—2005
3 salaad xareed Cali 2005—2013
4 C/xamiid sheekh C/salan 2014……………………

Guddoomiye ku xigeenada 2aad Golaha Wakiillada intii uu jiray
Baarlamaanka Puntland mudadii uujiray waxaa sooqabtay xilka Guddoomiye ku xigeenka 2 aad 3-Guddoomiye ku xigeenka 2 aad
No Magaca Taariikh
1 Xasan daahir max’ud [ Afqurac ] 1998—2005
2 xuseen max’ed Cigaal 2005—2006
3 xuseen Yaasiin xaaji Diiriye 2006………..

Xoghayayaasha

No Magaca Taariikh
1 Axmed Xasan Cali (Casoowe) 1998—2002
2 Buraale Yuusuf Weris 2002—2006
3 Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil 2006—2008
4 Ismaaciil Maxamed Warsame 2008—2014
5 Cali Axmed Saalax 2014——————

Use Facebook to Comment on this Post