Internal Affairs

Guddiga Arrimaha Gudaha, D/hoose iyo Horumarinta reer miyiga.

 Guddoomiyaha Gudiga waa: C/casiis Siciid Maxamuud

Waajibaadka Shaqo ee Guddiga waakan hoos ku qoran:

  1.  La socodka, ururinta iyo ka tala bixinta Xaaladaha Gobolada iyo Degmooyinka.
  2. Hubinta iyo la socodka Dhismayaasha Golayaasha Deegaanka ee degmooyinka.
  3. Kormeerka Goobaha ay ka dhacaan aafooyinka Dabiiciga ah.
  4. Ka warbixinta Dadka ku wax-yeeloobay Aafooyinka Dabiiciga ah iyo la xisaabtanka Hay’daha Qaabilsan.
  1. U soo gudbinta Golaha wakiillada wixii warbixin ah ee la xiriira Arrimaha Gudaha, D/hoose iyo horumarinta reer miyiga.

Wixii xiriir ah kala soo xiriir guddiga emailkan: committee@puntlandparliament.net

Use Facebook to Comment on this Post