kulankii Todobaad-laha ahaa ee Guddiga joogta Golaha Wakiilladda

Xarunta Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta waxaa ka qabsoomay kulankii Todobaad-laha ahaa ee Guddiga joogta Golaha Wakiilladda.
Ajandaha kulanka ayaa ahaa dhageysiga warbixinta safarkii shaqo ee wafdiga uu hogaaminayey Gudoomiyaha Golaha Wakiilladda Dawladda Puntland Mudane, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibril ay ku tageen Gobolada Hayland iyo Sanaag iyo sidoo kale dhageysiga warbixinadda Kormeerkii ay Guddiyada Golaha ku tageen Gobolada dalka.

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland
Email: info@parliament.pl.so
Website: Www.parliament.pl.so

wararkii ugu dambeeyey
Scroll to Top