Economic & Finance

Guddiga Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka.

 Gudoomiyaha Gudigga waa:Maxamed Faarax Nuux

Waajibaadka Shaqo ee Guddiga waakan hoos ku qoran:

  1. La socodka siyaasadda Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Dowladda.
  2. Hubinta ku dhaqanka Miisaaniyadda iyo beekhaaminta kharashyada Dowladda.
  3. Ka warbixinta Xaaladda Dhaqaale ee Puntland.
  4. Dabogalka iyo la xisaabtanka Ha’yadaha Dhaqaalaha qaabilsan ee Dalka.
  5. U soo gudbinta Golaha Wakiillada wixii warbixin ah ee la xiriira Arrimaha dhaqaalaha iyo xisaabaadka Dowladda.
  1. ka qeyb qaadashada Qorshaha Miisaaniyadda ee Golaha Wakiillada.

Wixii xiriir ah kala soo xiriir guddiga emailkan: committee@puntlandparliament.net

Use Facebook to Comment on this Post