Public Works and Commerce

Guddiga Howlaha Guud Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha

 Gudoomiyaha Guddiga waa: Maxamuud Faarax Warsame.

Waajibaadka Shaqo ee Guddiga waakan hoos ku qoran:

  1. La socodka Ganacsiga Gudaha iyo Dibadda ee Dowladda Puntland.
  2. La socodka iyo xog ogaal u noqoshada wax soo saarka Warshadaha Dalka.
  3. U kuur galidda iyo kormeerida Xaaladaha Garoomada, Dekedaha, Marsooyinka iyo gaadiidka badda.
  1. Kormeeridda Hay’adaha Qaabilsan Horumarinta Wadooyinka, Biyaha iyo korontada.
  2. U gudbinta Golaha Wakiillada wixii warbixin ah ee la xiriira Howlaha Guud, Ganacsiga iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

 

Use Facebook to Comment on this Post