Religious Affairs

Guddiga Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka.

Guddomiyaha Guddiga waaCabdiqaadir Faarax Bootaan.

Waajibaadka Shaqo ee Guddiga waakan hoos ku qoran:

  1. La socodka Xaaladaha Adeegyada Bulshada, Caafimaadka iyo waxbarashada.
  2. Soo jeedinta dhibaatooyinka Arrimaha Bulshada ee u baahan in deg deg wax looga qabto.
  3. Kormeerka, Qiimeynta iyo ka talo bixinta adeegyada Bulshada.
  4. Hubinta ku barbaarinta ubadka soo koraya Dhaqanka suuban iyo Mabaadii’da Diinta Islaamka.
  1. La socodka Xaaladda Shaqada iyo Shaqaalaha.
  2. Dhiirigalinta iyo horumarinta Dhalinyarada iyo is-boortiga.
  3. Dhiirigalinta Saxaafadda iyo Isgaarsiinta Casriga ah.
  4. U soo gudbinta Golaha Wakiillada wixii warbixin ah ee la xiriira Arrimaha bulshada iyo dhaqanka.

 Wixii xiriir ah kala soo xiriir guddiga emailkan:committee@puntlandparliament.net

Use Facebook to Comment on this Post