Security

Guddiga Amniga iyo Nabadgelyada.

 Gudoomiyaha Guddiga waa: Saadiq Abshir Garaad.

Waajibaadka Shaqo ee Guddiga waakan hoos ku qoran:

  1. Kormeerka iyo la socodka Xaaladaha Nabadgelyo iyo Amni ee dalka.
  2. Ururinta Dhacyooyinka Nabadgelyo iyo Amni-xumo ee u baahan in deg deg wax looga qabto.
  1. Kormeerka iyo talo siinta Hay’adaha Qaabilsan Amniga.
  2. Ka warbixinta Xaaladaha Nabadgelyo iyo Amni ee Gobollada iyo degmooyinka Dalka.
  3. La socodka xaaladaha iyo tayada Ciidamada Puntland.
  4. La socodka xaaladaha tahriibta & la dagaalanka burcad-badeeda
  5. U soo gudbinta Golaha wixii warbixin ah ee la xiriira Amniga iyo nabadgelyada.

Wixii xiriira ah kala soo xiriir guddiga emailkan: committee@puntlandparliament.net

 

Use Facebook to Comment on this Post