Women & Family Affairs

Guddiga Xuquuqda Aadanaha, Arrimaha Qoyska iyo Horumarinta Haweenka .

Gudoomiyaha Guddiga waa:Farax Caydiid Casoowe:

Waajibaadka Shaqo ee Guddiga waakan hoos ku qoran:

  1. La socodka iyo ka warbixinta meel ka dhacyada lidka ku ah xuquuqda aadanaha ee ka dhaca Puntland.
  1. La socodka Arrimaha Qoyska iyo Horumarinta Haweenka.
  2. U kuur galidda Dhibaatooyinka Haweenka iyo Qoyska.
  3. Dhiirigalinta waxbarashada Haweenka iyo Dhallaanka.
  4. U doodista Agoomaha iyo ubadka aan Waalidka lahayn.
  5. Dhiirigalinta Naas-nuujinta iyo nafaqeynta Caruurta.
  6. La socodka iyo u qareemida xuquuqda caruurta
  7. La socodka baaqyada caalamiga ee xuquuqul insaanka
  8. U soo gudbinta Golaha Wakiillada warbixinada la xiriira Xuquuqda Aadana, arrimaha Qoyska iyo Horumarinta Haweenka.

Wixii xiriir ah kala soo xiriir guddiga emailkan: committee@puntlandparliament.net

Use Facebook to Comment on this Post