Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada DPL

Akhriso Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland sida ku cad Qodobka 63.2 ee Dastuurka DPL, Goluhu waa inuu meelmariyo xeer-hoosaadka lagu socodsiinayo Howlaha Golaha.

Xeer-hoosaadka Golaha Wakiilladu waa xeer qaanuuni ah oo loo dejiyey qeexidda: –

b. Qaab Dhismeedka Golaha Wakiillada.
t. Awoodaha Golaha Wakiillada.
J. Hab-dhaqanka Xubnaha iyo hanaan u socodsiinta howlaha Golaha.
x. Habraaca Shaqo ee Guddiyada Golaha.
kh. Habraaca Dhaqaalaha Golaha Wakiillada
d. Maamulka Golaha Wakiillada DPL

HOOS KA AKHRISO PDF

Xeer Hoosaadka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ( 2021)

 

Scroll to Top