Wararka

fadhiga 30-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL

Garoowe, Luulyo 30, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 30-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta Ajandaha ayaa ahaa; Ansixinta Xisaab-xirka Miisaaniyadda sannadka 2021 Xasaanad-siinta Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada &Tacliinta Sare DPL Ansixinta xubnaha magacaaban ee …

fadhiga 30-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL Read More »

Fadhiga 29-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL

Garoowe, Luulyo 25, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 29-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta Ajandaha ayaa ahaa qeybinta Xisaab-xirka Miisaaniyadda Dawladda ee sannadka 2021, sida uu qabo Dastuurka Dawladda Puntland Qodobadiisa 64-aad iyo 137-aad. Intaa kadib, waxaa Xisaab-xirka Miisaaniyadda sannadka 2021 lagu wareejiyey …

Fadhiga 29-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL Read More »

Fadhiga 28-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL

Garoowe, Luulyo 24, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 28-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa waxaa hor-yimi Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Dawladda Puntland Cabdirisaaq Warsame Seeraar oo ay Weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Bankiga iyo Agaasimaha Guud ee Bankiga. Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ayaa ka warbixiyey …

Fadhiga 28-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL Read More »

Fadhiga 27-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL

Garoowe, Luulyo 23, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 27-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa waxaa hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyaradda & Ciyaaraha Dawladda Puntland Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim oo ay weheliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaradda, Agaasimaha Guud, Saraakiil ka tirsan Wasaaradda. Wasiirka Wasaaradda …

Fadhiga 27-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL Read More »

Fadhiga 26-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL

Garoowe, Luulyo 21, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 26-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa waxaa hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Iskaashiga caalamiga ah ee Dawladda Puntland Mudane Jamaal Carab Yuusuf oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Wasiiru Dawlaha Wasaaradda iyo …

Fadhiga 26-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL Read More »

Fadhiga 25-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL

Garoowe, Luulyo 20, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 25-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa waxaa hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska DPL Maxamuud Caydiid Dirir oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Wasiiru Dawlaha Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta …

Fadhiga 25-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL Read More »

Fadhiga 24-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL

Garoowe, Luulyo 19, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 24-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga maanta ayaa waxaa hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Xassan Shire Cabdi oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenada Wasaaradda, Wasiiru Dawlaha, Xisaabiyaha Guud ee Dawladda, Agaasimeyaal iyo Saraakiil ka tirsan Wasaaradda. Wasiirka …

Fadhiga 24-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL Read More »

Fadhiga 23-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL

Garoowe, Luulyo 18, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 23-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga maanta ayaa waxaa hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Dawladda Puntland Axmed Bashiir Muuse ( Cirro) oo ay wehliyaan Wasiir ku-xigeenka, Wasiiru Dawlaha, Agaasimaha Guud, Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland, …

Fadhiga 23-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL Read More »

Fadhiga 22-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL

Garoowe, Luulyo 17, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 22-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL. Fadhiga maanta ayaa waxaa hor-yimi Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka cimilada DPL Axmed Yuusuf Maxamed (Labayk) oo ay wehliyaan Wasiir Ku-xgeenka Wasaradda Mukhtaar Cabdisalaan Suleyman, Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Cabdirashiid Cali Geelle iyo …

Fadhiga 22-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada DPL Read More »

Scroll to Top