Warbixinnada

Sida ku cad Dastuurka Dawladda Puntland Qodobka 59aad, Firqada 2aad Tirada Golaha Wakillada waxa uu ka kooban yahay 66 xildhibaan, hase yeeshee waxaa wax lagaga badali karaa soo jeedin ka timaada Xukuumadda, Golaha Wakiilladuna uu ku ogolaado saddex meelod laba meelood (2/3).

 

Scroll to Top