Xeerarka Puntland

Halkaan ka akhriso dhammaan xeerarkii ay ansixiyeen Golaha Wakiillada Dawladda Puntland intii u dhexeysay sannadkii 1998 illaa 2021, kaas oo laguna soo saaray Faafinta Rasmiga.

Xeerarkii la ansixiyey 2021

Xeerka Iibka Dhulka Bangiga Degmada Gaalkacayo

Xeerka Maareynta Xogaha Khayraadka Biyaha iyo Dhulka Dawladda Puntland

Xeerka La-dagaalanka Maandooriyaha Dawladda Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland

Xeer Hoosaadka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ( 2021)

Xeerka Dalxiiska Dawladda Puntland

Xeerka Diiwaan-Gelinta Cod-Bixiyaha

Xeerarka la ansixiyey 2020

Wax-ka-bedelka Xeerka Isgaarsiinta DPL-1

Waxkabedelka Xeerka Maamulka Gobollada Degmooyinka iyo Dhismaha

Xeerka Maaraynta Dhulka Magaalooyinka Dowladda PL 2020

Xeerka Ilaalinta Afka Soomaaliga

Xeerka Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah

Xeerarka la ansixiyey 2019

Xeerka Hay’adda Forensig Sayniska ee Dawladda Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka cashuuraha Dawladda Puntland

Xeerka Tirakoobka Dawladda Puntland

Xeerka Khidmadda Ilaalinta Amniga Garoomada Diyaaradaha ee Dawladda Puntland

Xeerka Hawl-gabka iyo Liili-tirka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Guddiga Doorashooyinka KMG ah ee Dawladda Puntland ( TPEC)

Xeerka Dhiiri-gelinta Maalgashiga ee Dawladda Puntland

Xeerarka la ansixiyey 2018

Xeerka Khidmada Tayo-Dhawrka Badeecadaha Puntland

Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey 2017

Guddiga Sare ee Garsoorka Dawladda Puntland

Xeerka Xeerka Dhismaha Hay’ada Xiriirka Jaaliyadda Puntland

Xeerka Ilaalinta Qaxootiga ee Puntland

Xeerka Khidmadda Ujuurooyinka Nootaayalayda Dawladda Puntland

Xeerka ka hortagga Daabulka iyo ka ganacsiga dadka ee Puntland

Xeerka Ilaalinta iyo Maaraynta Deegaanka Puntland

Xeerka Maaraynta Maamulka Dhul Beereedka Puntland

Xeerka Ururada & Xisbiyada siyaasada Dawladda Puntland

Xeerka Xirfadlayda Caafimaadka Dowladda Puntland

Xeerka Ansixinta dib-u-habaynta Xeerka Shatiyada Ganacsiga ee Dawladda Puntland

 

Xeerarkii la ansixiyey 2016

Wax Ka Bedelka Xeerka Warbaahinta DPL

Xeer Heer Tayeedka iyo Dhawrida Tayada Badeecadaha Puntland

Xeerka Khidmadaha iyo Ujurooyinka Kallumaysiga Badaha Puntland

Xeerka Kufsiga Dowladda Puntland

Xeerka Ururada Samafalayaasha Dowladda Putland

Xeerka Sahminta saamaynta deegaanka Puntland

Xeerarkii la ansixiyey 2015

Xeer Kuna Saabsan Hab-Maamuuska Dowladda Puntland

Xeer.Lr_.8.-ee-05-01-2015-Ansixinta-Siyaasada-Deegaanka-Puntland.

Xeer.Lr_.9.ee-05-01-2015Ansixinta-Xeerk-guddiga-Doorashooyinka-Puntland. (2)

Xeerka Ansixinta Guri ay Iibinayso Wasaaradda Xanaannada Xoolah

Xeerka Guddiga Doorashooyinka Puntland

Xeerka Khidmada Shaqaalaha Ajaaniibta ah

Xeerka Qoondada Qaaraanka Dhismaha Wadadda Ceel-daahir _Ceeri-g

Xeerka Siyaasada Maaraynta Waxyeellada Masiibooyinka DPL.

Xeerarkii la ansixiyey 2014

Kuna Saabsan Ansixinta Degmada Saaxo ee Gobolka Mudug

Kuna Saabsan Xeerka Miisaaniyadda Curaaraha 2014 ee Dowladda Pu

Kuna Saabsan Xeerka Warbaahinta DPL

Kuna Saabsan Xeerka Xamuulka Gaadiidka Dowladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey 2013

Xeerka Hab-Maamuuska Dawladda Puntland

Xeerka Maxkamadda dastuuriga ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Ansixinta Gobol iyo Degmooyin ka tirsan Gobolada Gardafuu iyo Hayland

Wax Ka Bedelka Xeerka Doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland

Xeerka Ansixinta Degmada Cusub Dharkayngeenyo ee Gobolka Sool

Xeerka Axkaamta Qoyska Dawladda Puntland

Xeerka Xirfadlayaasha Caafimaadka iyo Goobaha Caafimaadka ee Ga (2)

Xeerka-Mamnuuucidda-Isticmaalka-iyo-Adeegsiga-Bacaha.

Xeerka-Nootaayanimada-ee-Puntland. Xeerka-Qareennada-Puntland.

Xeerarkii la ansixiyey 2012

Ansixin Dib u eegis Xeerka Ururrda Xisbiyadda Siyaasadeed ee DPL

Xeerka Ansixinta Barnaamijka Xukuumada DPL 2009-2012

Xeerka Midaynta Cashuuraha Dawladaha Hoose ee Puntland

Xeerka Siyaasada Hilibka ee Dawladda Puntland

Xeerka Warejinta Maxaabiista La Xakumay ee Dawladda Puntland

Xeerka Siyaasada Barakacayaasha ee Puntland

Xeerka Tariifada Laysamada Wadayaasha Gaadiidka Dawladda Puntland

Xeerka Khidmad Kordhinta Hay’adda Jidadka Puntland

Xeerka Ururada Xisbiyadda Siyaasada ee DPL 2012

Xeerka Xabsiyada Dawladda Puntland

Xeer Law No 7 Golayaasha Deegaanka Puntland

Sharciga Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Dowladaha Hoose ee Puntland

Wax-ka-bedelka Xeerka Burcad Badeeda Puntland

Xeerka Midaynta Cashuuraha Dawlada Hoose ee Puntland

Xeerarkii la ansixiyey 2011

Xeerka Horumarinta Siyaasada Dhalinyarada Puntland

Xeerka Wax-ka-Bedelka Argagaxisada Puntland

Xeerka Aftida Dastuurka Puntland

Xeerka Cashuurta Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Difaacaha Xuquuqul Aadanaha Puntland

Xeerka Guddiga Doorashooyinka Puntland

Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda Puntland

Xeerka Gudniinka Gabdhaha

Xeerka Kalluumaysiga Dowladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey 2010

Xeerka Heesta Calanka Dawladda Puntland

Xeerka Burcad-badeeda Puntland

Kuna Saabsan Xeerka Khamriga iyo Xashiishada Puntland

Xeerka La dagaalanka Argagixisada Puntland

Xeerka Tahriibta Dawladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey 2009

Ansixinta Barnaamijka Xukuumada Dawladda Puntland ( 2009-2012)

Xeerarkii la ansixiyey 2008

Xeerka Ansixinta Hanti-dhawrka Guud Dawladda Puntland

lifaaqa 2aad ee Dastuurkii dambe ee Dawladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey 2007

Xeerka Dhismaha Golaha Cusub ee Xukuumada Dawladda Puntland

Xeerka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Diinta Dawladda Puntland

Xeerka Dib-u-habayn Sharciga Laysimada Ganacsiga Puntland

Xeerka Faya-dhawrka baarista iyo Karantiinka Agabka ee Puntland

Xeerka Heshiiska Badda iyo ilaalinta Xeebaha Puntland

Xeerka Maalgashiga Korontada Boosaso iyo Qardho

Xeerka Qaanuunka Dimuqraadiyeynta Nidaamka Siyaasada ee Puntland

Xeerka Qanuunka 3-Degmo oo ka tirsan Nugaal, Sool iyo Mudug

Xeerka Qanuunka Doorashada Golaha Wakiillada iyo Golayaasha degaanka ee Puntland

Xeerka Qanuunka Heshiiska is-afgaradka (MOU) ee Wada shaqeynta Dawladda Puntland iyo Hay’adaha Qaramada Midobay ( UN)

Xeerka Qanuunka Qorshaha 5-Sanno ee Puntland

Xeerka Qanuunka Siyaasada Macalimiinta Waxbarashada ee Puntland

Xeerka Bayshinka Puntland ( 2007)

Xeerka Heshiiska Wax soo saarka Wadaaga ah ee Shidaalka Puntland

Xeerka Wasaarada Warfaafinta iyo Isgaarsiinta Dawladda Puntland ( 2007 )

Xeerka Akedhemiyada Dawladda Puntland ( 2007 )

 

Xeerarkii la ansixiyey 2006

Xeerka Kordhinta Khidmada PSAWEN

Xeerka Siyaasadda Waxbarshada Dawladda Puntland

Xeer-hosaadka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ( 2006 )

Xeerka Caasumada Dawladda Puntland

Xeerarkii la ansixiyey 2005

Xeerka Habaynta Nidaamka Xukuumada iyo Hay’adaha la xiriira ee Puntland

Xeerka Aftida Dastuurka Dawladda Puntland ( 2005 )

Xeerka Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland iyo Lifaaqa ( 2005 )

Xeerka Hab-Maamuuska Dawladda Puntland

Xeerka Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Puntland ee HADMA

Xeerarkii la ansixiyey 2004

Xeerka Xili-hawleedka Shaqo ee Golayaasha Dawladda Puntland

Xeerka La dagaalanka Mukhaadaraadka iyo Caadooyinka Xun-xun ee Puntland ( 2004)

Xeerarkii la ansixiyey 2003

Kuna Saabsan Kordhinta & Dib u habaynta Cashuurta Xoolaha Nool

Kuna Saabsan Kordhinta & dib u habaynta Khidmadaha Dekadaha DG

Kuna Saabsan Barnaamijka Dowladda iyo Ansixinta baarlamaanka 20

Kuna Saabsan kordhinta 2% oo lay leedahay W. Dowladaha Hoose iy

Kuna Saabsan Kordhinta Khidmadaha Garoomada Dayuuradaha Puntlan

Kuna Saabsan Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada DGPL law no 7 a

Xeerarkii la ansixiyey 2001

Kuna Saabsan Wax ka bedelka Axdiga Puntland

Kuna Saabsan Xeerka Nulla Ostada, Diiwaangelinta Heshiisyada iy

Xeerarkii la ansixiyey 2000

Kuna Saabsab Ka Hortaga Go,aamada Carta Jabuuti

Kuna Saabsan Dhismaha Rugta Ganacsiga Puntland

Kuna Saabsan Dhismaha Wakaalada Wararka PUNA

Kuna Saabsan Dhulka Beeraha

Kuna Saabsan Hanti Dhawrka Guud

Kuna Saabsan Horumarinta Daaqa

Kuna Saabsan Khidmadaha Laga Qaadayo Shatiyada Wax Lagu dhoofiyo Laguna Soo dejeiyo iyo Ganacsiga Guud

Kuna Saabsan Magacaabida Gudiga Dastuurka ee Xukuumadda

Kuna Saabsan Qaanuunka Anshaxa Filimada

Kuna Saabsan Qaanuunka Hay,adda Biyaha Tamarta & Khayraadka Dab

Kuna Saabsan Qaanuunka Isgaadhsiinta Dawladda Puntland

Kuna Saabsan Qaanuunka Isgaadhsiinta Puntland

Kuna Saabsan Qaanuunka Madbacada iyo Qoraalada

Kuna Saabsan Qaanuunka Mamnuucidda iyo Saaridda Miinada & Waxya

Kuna Saabsan Qaanuunka Sanduuqa Dhaqaalaha

Kuna Saabsan Qanuunka Cafimaadka

Kuna Saabsan Qanuunka Isgarsiinta – Copy

Kuna Saabsan Sharciga AAsaasiga Ah Ee Bangiga Dawlada Puntland

Kuna Saabsan Sharciga Hay’adda Dayactirka Horumarinta Jidadka &

Qanuunka Anshaxa Filimada ee Puntland

Qanuunka Dhul Bixinta iyo Dhismaha

Xeerka Nabad Gelyada Guud Lam.1

Xeerka Qandaraasyadda Puntland

Xeerka Tartamada iyo heshiisyada Qandaraasyada Puntland

Xeerarkii la ansixiyey 1999

Dakhliga Dowladaha Hoose & Ku tala galka Miisaaniyadda Degmooyi

Dhismaha Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda Puntland

Kuna Saabsan Cashuuraha Furdada

Kuna Saabsan Hirgelinta Cashuurta Dhexe – Copy

Kuna Saabsan Qanuunka Maalgelinta Dibadda – Copy

Kuna Saabsan Xafiiska Dib u habaynta Diiwaangelinta gaadiidka

Mamnuucida ka Ganacsiga Dhoofinta, Samaynta, Beeridda iyo Keeni

Ugudbinta Dakhliga Dawladda ee la Qaado 24saac Gudahood Khasnada Dhexe ee Berriga ee wasaarada maaliyada

Xeer Madaxweyne Magacaabid Garyaqaanka Guud

Xeer Madaxweyne Magacaabid Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Hawlah

Xeer Madaxweyne Magacaabis Wasiir ku xigeen – Copy

Xeer-Hoosaadka Golaha Wakiillada DPL

Xeerka Khidmada ay qaado wasaaradda Xanaannada Xoolaha, Beerah

Xeerka Aasaasida Faafinta Rasmiga ah ee Dowladda Puntland

xeerka dayuradha 2

Xeerka Habaynta Nidaamka Xukuumada iyo Hay’addaha Puntland

Xeerka Warfaafinta

Xeerarkii la ansixiyey 1998

Degreeto-Madaxweyne-Magacaabis-Maamulayaal-Degmooyin-2. 1998 pdf

Degreeto-Madaxweyne-Mgacaabis-Agaasimayaasha-Waaxyaha-iyo-Maamu-2. 1998 pdf

Dekreto-Madaxweyne-Magacaabis-Gole-Wasiiro-2 1998

Dhismaha-Xafiiska-Garyaqaanka-Guud-ee-Dowladda-Puntland. 1998 pdf

Kuna-Saabsan-waxaa-Lagu-Ansixiyey-Shirwaynaha-Dastuurka-ah-ee-D-1. 1998 pdf

 

Haddii aad u baahto xog dheeraad ah, waxaad nagala soo xiriirta

E-mail: info@puntlandparliament.net 

Tell: +25290-7799270

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta,
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

 

Scroll to Top